Ku soo dhawoow Madrasada Ta’allam (مدرسة تعلّم) — goobta aad kaga baran karto Qur’aanka Kariimka, akhriska & qorista, luqadda Carabiga, iyo kutubta cilmiga dhammaan hab online ah oo si fudud ula jaanqaada jadwalkaaga.
Overview
- Category: Online Courses
- Check Language(s): Arabic, Somali
- Macallimiin khibrad leh
- Casharo kooban oo la fahmi karo
- Jadwal dabacsan
- Barid toos ah & kormeero joogto ah
- Fiiro Gaar ah: qarashka ardayga laga qaado waa loo celinayaa hadii mudo 3bil ah uu kusoo bixi waayo waxa labarayo.