Tababar Naqshadeynta Warbaahinta (๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป)
  • 9 views
New

Fursad Tababar Bilaash ah oo ku Saabsan Naqshadeynta Warbaahinta (๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป) oo Loogu Tala-Galay Dhallinyarada Gobolka Banaadir
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir waxaa sharaf u ah inuu idinla wadaago fursad tababar xirfadeed oo bilaash ah oo ku saabsan Naqshadeynta Warbaahinta (Training for Media Design), kaas oo si gaar ah loogu tala-galay dhallinyarada ku nool Gobolka Banaadir.
๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ง๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ:
Shuruudaha: Codsaduhu waa inuu yahay qof daโ€™diisu u dhaxayso 15 illaa 35 sano
Mudada Dalbashada: Ugu dambayn 01โ€“14-ka August, 2025
Xarunta Tababarka: Dugsiga Maxamuud Axmed Cali, Degmada Kaaraan
Tirada La Qaadanayo: 30 arday
Qiimaha: Tababarku waa bilaash
Muddada: Tababarku wuxuu ka kooban yahay 4 heer, heer kasta waa muddo hal sano ah
๐—™๐—ฎ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ
Dhalinyarada buuxisa shuruudaha tababarka waxay heli doonaan tababar tayo sare leh, shahaado rasmi ah oo aqoonsi sare leh heer kasta oo ay ka gudbaan. Waxaana laga caawinayaa suuqa shaqada.
๐—ฆ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ผ๐—ผ ๐—–๐—ผ๐—ฑ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ:
Dhalinyarada danaynaysa inay ka faaโ€™iidaystaan fursaddan muhiimka ah waxaa laga codsanayaa in ay la xiriiraan lambarka Whatsapp ee ku qoran sawirka.
DHAMAAD

Overview

  • (๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป)
  • fursad tababar xirfadeed
  • bilaash ah
  • Gobolka Banaadir
  • Share: