Tababar ku Saabsan Tamarta La Cusboonaysiin Karo (๐‘๐ž๐ง๐ž๐ฐ๐š๐›๐ฅ๐ž ๐„๐ง๐ž๐ซ๐ ๐ฒ)
  • 11 views
New

Fursad Tababar Bilaash ah oo ku Saabsan Tamarta La Cusboonaysiin Karo (๐‘๐ž๐ง๐ž๐ฐ๐š๐›๐ฅ๐ž ๐„๐ง๐ž๐ซ๐ ๐ฒ) oo Loogu Tala-Galay Dhallinyarada Gobolka Banadir

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir waxaa sharaf u ah in uu idinla wadaago in ay jirto fursad tababar xirfadeed oo ku saabsan ๐—ง๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐˜€๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ž๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ (๐—ฅ๐—ฒ๐—ป๐—ฒ๐˜„๐—ฎ๐—ฏ๐—น๐—ฒ ๐—˜๐—ป๐—ฒ๐—ฟ๐—ด๐˜†), kaas oo si gaar ah loogu tala-galay dhallinyarada Gobolka Banadir.

๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ง๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ:

Shuruudaha: Codsaduhu waa inuu yahay qof daโ€™diisu u dhaxayso 15 illaa 35 sano
Mudada Dalbashada: Ugu dambayn 01โ€“14-ka August, 2025
Xarunta Tababarka: Dugsiga Maxamuud Axmed Cali, Degmada Kaaraan
Tirada La Qaadanayo: 30 arday
Qiimaha: Tababarku waa bilaash
Muddada: Tababarku wuxuu ka kooban yahay 4 heer, heer kasta waa muddo hal sano ah

๐—™๐—ฎ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ

Dhalinyarada buuxisa shuruudaha tababarka waxay heli doonaan tababar tayo sare leh, shahaado rasmi ah oo aqoonsi sare leh heer kasta oo ay ka gudbaan. Waxaana laga caawinayaa suuqa shaqada.

๐—ฆ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ผ๐—ผ ๐—–๐—ผ๐—ฑ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ:

Dhalinyarada danaynaysa inay ka faaโ€™iidaystaan fursaddan muhiimka ah waxaa laga codsanayaa in ay la xiriiraan lambarka Whatsapp ee ku qoran sawirka.

DHAMAAD

Overview

  • (๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป)
  • fursad tababar xirfadeed
  • bilaash ah
  • Gobolka Banaadir
  • Share: