Deeq Waxbarasho Dalka Pakistan | Scholarship opportunity from Pakistan

  • 11 views
Featured

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta XFS, waxa ay halkan ku shaacineysaa deeq waxbarasho oo laga helay dowladda Pakistan, kana koobana heerka 1aad iyo 2aad ee Jaamacadda, haddii aad daneyneyso fadlan ka dalbo mareegtan
https://scholarship.moe.gov.so/auth/signin
Wixii faahfaahin dheeraad ah fadlan kala xiriir
Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka guud
Abdiaziz Wali
Email: media@moe.gov.so
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare
Twitter.com/moechesomalia
Ama Xafiiska Scholarships-ka
Badri Hussein Sanshool
0615818120

Overview

  • heer Koowaad ee jaamacadda (๐—•๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฟโ€™๐˜€ ๐——๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ)
  • heer labaad ee jaamacadda (Mastersโ€™๐˜€ ๐——๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ)
  • Share: