Deeq Waxbarasho dalka Algeria
Deeq Waxbarasho dalka Algeria
Deeq Waxbarasho dalka Algeria
Deeq Waxbarasho dalka Algeria
  • 11 views
Featured

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyada oo gudaneysa waajibkeeda ku aaddan bixinta adeegyada waxbarashada heerarkeeda kala duwan, waxa ay si rasmi ah u faafinaysaa deeq waxbarasho oo ah heer Koowaad ee jaamacadda (𝗕𝗮𝗰𝗵𝗲𝗹𝗼𝗿’𝘀 𝗗𝗲𝗴𝗿𝗲𝗲) oo laga helay dowladda Aljeeriya ee sanad-dugsiyeedka 𝟮𝟬𝟮𝟱/𝟮𝟬𝟮𝟲.
Haddaba, waxa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee daneynaysa fursaddan isla markaana buuxin karta shuruudaha hoos ku xusan, in ay codsiyadooda ku soo gudbiyaan mareegtan.
https://scholarship.moe.gov.so/…/b89a01e3-6bb6-4216…
Wixii faahfaahin ah fadlan kala xiriir
Xafiiska warbaahinta iyo xiriirka bulshada.
Abdiaziz Wali
Email: media@moe.gov.so
Facebook.com/mochesomalia
Twitter.com/moechesomalia

Overview

  • heer Koowaad ee jaamacadda (𝗕𝗮𝗰𝗵𝗲𝗹𝗼𝗿’𝘀 𝗗𝗲𝗴𝗿𝗲𝗲)
  • sanad-dugsiyeedka 𝟮𝟬𝟮𝟱/𝟮𝟬𝟮𝟲.
  • Share: