تعلم القراءة والكتابة العربية للأطفال والكبار مدرسة تعلّم – Madrasada Ta’allam

مدرسة تعلّم (𝐓𝐚’𝐚𝐥𝐥𝐚𝐦) waa dugsi online ah oo diiradda saaraya 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐤𝐡𝐫𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐪𝐨𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 iyo 𝐝𝐚𝐫𝐚𝐚𝐬𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐐𝐮𝐫’𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚. Waxay u furan tahay 𝐜𝐚𝐫𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧, iyadoo la adeegsanayo manhaj fudud oo tallaabo-tallaabo ah. Ardayda waxaa wax bara 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧-𝐣𝐚𝐛𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐨 𝐈𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐲𝐚𝐚𝐥𝐥𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐮𝐜𝐮𝐮𝐝𝐢𝐠𝐚.
Haddii ardaygu uusan ku horumarinin wixii la barayay 𝐦𝐮𝐝𝐝𝐨 𝟑 𝐛𝐢𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐚𝐡, 𝐪𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐤𝐚 𝐥𝐚 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐚 𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚.

Overview

  • Check Language(s): Arabic, Somali
  • Barashada Aqriska & Qoraalka Carabiga
  • Hingaad (Barashada xaraf-xaraf)
  • Ku habboon carruurta iyo dadka waaweyn
  • 💻 Waxbarasho online ah (meel kasta oo aad joogto)
  • 🎓 Macallimiin ka qalin-jabiyay Jaamacad Islaamiya – Sucuudiga
  • 💰 Damaanad lacageed: Lacag celin haddii 3 bilood horumar la’aan jirto
  • 🕌 Daraasaadka Qur’aanka iyo Af-Carabiga
  • Share: